You are currently viewing Buugga isbar Boortaqiis Macalin La,aan.

Buugga isbar Boortaqiis Macalin La,aan.

ASSALAMU CALEYKUM WA RAXMATULLAH WA BARAKATUHU.

Walaalaha Somaliyeed ee Sharafta leh waxaa la ogeeysiinayaa in uu soo baxay Buugga Isbar-Boortaqiis Macalin La’aan kaas oo xambaarsan Macluumaad badan oo la xariira Luuqadda, 8 qeybood oo kala duwan ayuu buuggu taabanayaa waxaana lagu soo kordhiyey beejaj cusub taas oo ka dhigeysa 312 Beej marka lagu daro cover-ka sare. Daabacaadda Buugga waxaa ku baxey Qarash badan sidaas darteedna haddii aad iibsato Buugga wax weyn ayey noo tahay waxeeeyna u dhigantaa adiga oo nagu gacan siiyey arimaha adeegga Bulshada/Jaaliyadda Somaliyeed ee Angola ku nool.

qofka daneynaya in uu Buuggaas iibsado wuxuu ka heli karaa.

Abdifatah Ibrahim Mohamed (Wardoon) oo wata nambarkaan hoos ku qoran.

+244932107070 (whatsapp)

BUUGGA ISBAR BOORTAQIIS MACALIN LA,AAN WUXUU KA KOOBANYAHAY QEYBAHA HOOS KU XUSAN.

Tusmo

Qeybta 1aad. 8-21 pag

Alifbeeto…………………………………………………………………………………….……8-9

calaamadaha hadalka……………………………………………………………………10-1

Magac-uyaalo………………………………………………..……………………….……12-13

Tilmaameyaal………………………………………..…………….……………………………14

Erayo……………………………………………………………………………………………..…..15

Géneros masculino e feminino iyo su,aalo ………………………………16-17

Tirooyinka ………………………..…………….……………………………………..……….18

Qeybta 2 aad. 23-98

Jumlado muhiim ah………………….………………………………………………..23-87

Meeleeye………………………………………………………………………………..……86-91

Tiro tixane…………………………………………………………….……………….……91-92

Ficilka ahaanshaha…………………………………………………………..…………93-96

Ficilka lahaanshaha…………………………………..………………………….…….96-97

Midabada…………………………………………………………………………………….…97

Xiliyadda iyo Jihooyinka………………………………..………………………….……98

Qeybta 3 aad. 99-152

Eray bixino kala duwan…………………………………………………….………99-152

Qeybta 4 aad. 153-228

Jumlado iyo wada sheekeysi muhiim ah………………………….……153-228

Qeynta 5 aad. 229-261

1000 ficil ay qasab tahay in aad barato……………………….……….229-261

Qeybta 6 aad. 262-265

Maahmaahyooyin……………………………………………………………………262-265

Qeybta 7 aad 266-299

Sharciga luuqadda (naxwe)…………………………………..…..…………266-299

Qeybta 8 aad, 300-310

Afsuuq…………………………………………………………………………………..…300-312

QEEYBTA 1AAD

ü Alifbeeto——————————————- Beej nº 9-10

ü calaamadaha hadalka—————————– Beej nº 11-12

ü Magac-uyaalo————————————–Beej nº 13-14

ü Tilmaameyaal————————————- Beej nº 15

ü Erayo———————————————– Beej nº 16

ü Jensiyada labka, dhediga iyo su,aalo ———Beej nº 17-18

ü Tirooyinka————————————- Beej nº 19-22

QEEYBTA 2AAD

Qeybta 2 aad waxaad ka baran kartaa Jumlado aad iyo aad u ah muhiim, kuwaas oo kaa saacidi doona in aad Luuqaddaan si fudud u barato.

Jumlado muhiim ah ————————————Beej nº 24 -87

Meeleeye———————————————— Beej nº 88-91

Tirooyinka——————————————— Beej nº 91 -92

Ficilka ahaanshaha—————————————–Beej nº 92-

Midabo/Xiliyo/Jihooyin———————————-Beej nº 97-98

QEEYBTA 3AAD

Eray bixino

Vocabulários =Vokabulaariyush= eray bixin

1. Familka————————————Beej nº 101

2. Miraha iyo qudaarta——————– Beej nº102

3. Jirka bini aadamka———————--Beej nº103-104

4. Cuntada iyo cabitaanka—————– Beej nº105-107

5. Alaabada guriga iyo jikada———— Beej nº108-109

6. Dharka iyo alaabooyinka kale ———-Beej nº110-111

7. Magacyada cuduradda——————–Beej nº111-113

8. Xirfadaha————————————-Beej nº113-115

9. Xubnaha dowladda ————————Beej nº115-117

10. Magacyada xayawaanada—————-Beej nº118-120

11. Gaadiidka————————————-Beej nº120-121

12. Ciyaaraha————————————-Beej nº121-123

13. Eray bixin ciidan—————————-Beej nº124-127

14. Eray bixinta diinta————————–Beej nº-127-129

15. Eray bixinta caafimaadka—————-Beej nº130-132

16. Eray bixin xisaabeed———————-Beej nº133-135

17. Maalmaha asbuuca————————Beej nº135

18. Bilaha sanadka—————————–Beej nº 136

19. Baabuurka iyo birihiisa——————Beej nº136-40

20. Qalab guri———————————–Beej nº141-142

21. Alaabo iskuul——————————-Beej nº143

22. Eray bixin iskuul—————————Beej nº144

23. Qalab dhisme——————————-Beej nº145-147

24. Alaabo kale ———————————Beej nº147-148

25. Eray bixin doorasho/siyaasad———Beej nº149-151

QEYBTA 4AAD

Jumlado muhiim ah iyo wada sheekeysi

1. Wada sheekeysi——————————–Beej nº 154-155

2. Sida schoolka la isaga qoro——————Beej nº 156

3. Sida ardayda fasalka joogta loola hadlo–Beej nº 157-158

4. Sida naftaada looga hadlo——————Beej nº 159-161

5. Sida saacadda loo weydiiyo —————–Beej nº 161-162

6. Sida telefoonka loogu hadlo—————–Beej nº 163-165

7. Sida cimilada/heerkulka looga hadlo——Beej nº 166-168

8. Sida suuqqa qudaar looga iibsado———-Beej nº 168-170

9. Sida dhakhtarka loola hadlo—————–Beej nº 171

10. Sida dhakhtar loo balansado iwm———-Beej nº 172-174

11. Sida dhakhtarka ilkaha loola hadlo——–Beej nº 175-177

12. Sida lacagaha qalaad loo sarifto———–Beej nº 178-180

13. bangiga/sida akoon loo furto iwm———-Beej nº 180- 185

14. timara jaraha iyo saaluunka iwm———-Beej nº 186-191

15. Sida maqaayad cunto looga gato———–Beej nº 192-194

16. Sida taksi loo kireysto————————Beej nº195-200

17. Sida Guri loo kireeyo Beej nº200-2004

18. hoteelada iyo sida qol looga kireysto—-Beej nº 2004-2008

19. sida loola hadla saraakiisha laanta socdaalka iyo kastamka. ———————————–Beej nº 2008-2014

20. Sida dhar loo iibsado———————-Beej nº 2014-2016

21. Sida booliska lola hadlo/Logu dacwodo-Beej nº 2017-2019

22. Booliska dhaqaalaha sida loola hadlo— Beej nº220-2028

QEEYBTA 5AAD

1000 eray(ficil) oo ay tahay in aad taqaan= 1000 verbos que tens que saber. Mil Verbush ke tensh ki saabee.

Waa qasab in aad kunkaan ficil barato, kuwaas oo laga soo xulay luuqadda loona soo kala hormariyey sida isticmaalkoodu u kala badan yahay, ficiladaan sidaas kuma koobna waxaad u baahan tahay in aad sii barato isbedelkooda, sida marka ay ka hadlayaan, ficil xaadir,tagto iyo mustaqabal iwm,hadaba ka faa’iideysi wacan

QEEYBTA 6AAD

Sida aan dhamaanteen wada ogsoonahay, Maahmaahyooyinku waxey xambaarsanyihiin xikmad waxeyna qurxiyaan hadalka, meelaha qaarna hal mahmaahyo ayaa ka wanaagsan hadal badan.

Hadaaba qeybtaan waxaad oga bogsoon doontaa 35 maahmaahyo oo Boortaqiis ah, kuwaas oo lagu fasiray kuwa ugu dhow ee afsomaliga.

Beej n° : 263-265

QEEYBTA 7AAD

Luuqad marka laga hadlayo waa lagama maarmaan in la barto sharcigeeda iyo qaab dhismeedka hadalka, qofku marka uusan garaneyn sharciga Luuqadda wuxuu ku dhacaa qaladaad Luuqeed badan, taas oo caqabad weyn ku noqon karta qofka, keenina karta in markasta lagu shactareeysto ama lagu qoslo marka uu galo qaladaadkas.

Haddaba si aad arinkaas uga gaashaamato waa lagama maarmaan in aad barato Sharciga Luuqadda, halkaana waxaan ku sharaxeeyna 10 qeeybood ee loo kala qeybiyo Naxwaha Boortaqiiska kuwaas oo kala ah.

1. Substantivo= subishtentiifu= magac

2. adjetivo= adjektiifu= sifo

3. Verbo=feerbu= fal/ficil

4. advérbio= adfeerbiyu= falkaab

5. pronome= boronoome= magac-uyaal

6. Artígo= Qodob= artiigu= tilmaame

7. numeral= numeraal=tiro—–Beej n°

8. preposição= bereborisaaw= meeleeye

9. conjunção= konjunsaaw= isku xire

10. interjeição = interjeysaaw= dareen muujiye

QEEYBTA 8AAD

Qeybtaan oo ayaduna muhiimadeeda leh waxaan ku sharaxeynaa waxa loo yaqaan CALÃO ama afsuuq, kaas oo ah Luuqad suuqeed aan caalami aheyn ee dad gooni ah isku af gartaan, hadaba qofka luuqadda baranaya waxaa u wanaagsan in uu garanayo afsuuqaas balse adeegsigooda uu xadido ama uu iska yareeyo, sababta oo ah marka aad ka guurto magaalada ama wadanka aad joogto ma arkeysid dad kula yaqaan afsuuqaas, halkaas ayuuna ku dhintay, tii oo ay sii dheertahay in mararka qaar afsuuqu uu macno kale leeyahay wadamada kale. Tusaale ahaan, marka aad joogto Angola, jumlada “Tá bala” macneheedu waa -waa fiicantahay-, ama ma fiicantahay, balse erayga asalkiisu waa xabad, sidaas darteedna in aad wadamo kale u adeegsato waxaad ku geli kartaa baxar weyn ama halis.

Leave a Reply